Short Course Program
ELECTRICAL WORKSHOP
Waa course lagu qaadan doono: Barashadda korontada, sida laysaga ilaaliyo, loo Design gareeyo , cilad bixinta korontada iyo qalabkeeda.
Waxay bilaabanaysaa π8-π£ππ§-ππππ waxayna socon doontaa muddo afar isbuuc ah maalmaha khamiista iyo jimcaha gelinka danbe (Weekends).
waxa ka faa’idaysan kara dhamaan bulshadda cid kasta oo danaynaysa barashadda xirfaddan ay ka mid yihiin Ardayda iyo shaqaalaha goobaha korantada ee u baahan inay kor u qaadan aqoontooda korontada.
IS DIIWAN GELINTA WAXAY KA SOCOTA XARUNTAΒ Citycot College -UOBΒ WIXII FAAH FAAHIN AH KALA XIRIIR
πΒ 05 824724 / 0907682749
πΒ 0907721829 / 0907618845
ππ π
ππ’ππππππ πππππ