WeCreativez WhatsApp Support
Our customer support team is here to answer your questions. Ask us anything!
Hi, how can I help?

Category: Short Courses

Short Course – Infant and Young Children Feeding

Short Course – Infant and Young Children Feeding Citycot College Of Technology and Science – UOB starts on 18 March, 2021 Short course which is important to learn “Infant and Young Children Feeding – Quudinta Caruurta”. This course will last for three weeks on weekend days. This opportunity is open to anyone who is interested. […]

Read More

Guddoonsiin shahaado arday dhameysatay barashada xirfadda PHOTOSHOP-ka

Ardayda ka faa’idaysatay Short course-ka Designing Course ee photoshop 2020 ayaa la gudoonsiiyey shahadaadi xirfadda ay barteen. Citycot College -UOB #DesigningCourse #photoshop2020

Read More

Bilowga Course-dii Electrical workshop

Allah mahaddii Waxaa bilaabatay Course-da Electrical workshop oo ku muddaysanayd maanta oo khamiis ah 28 Jan 2021 Waa course lagu baran doono: Cilmiga korontada, sida laysaga ilaaliyo, loo Design gareeyo , cilad bixinta korontada iyo qalabkeeda. Citycot College -UOB #BuildSkillsForTheFuture #ElectricalWorkshop

Read More

ENGLISH DIPLOMA COURSE

ENGLISH DIPLOMA COURSE Waa course lagu baran doono Luuqadda English-ka qaybaheeda kala duwan sida: Ku hadalkeeda, Qoristeeda iyo Akhirskeeda. Waxay bilaabanaysaa Feb-2021 waxayna socon doontaa saddex bilood. IS DIIWAN GELINTA WAXAY KA SOCOTA XARUNTAΒ Citycot College -UOBΒ WIXII FAAH FAAHIN AH KALA XIRIIR πŸ“žΒ 05 824724 / 0907682749 πŸ“žΒ 090 5108110 / 0907618845 πŠπ€ 𝐅𝐀𝐀’πˆπƒπ€π˜π’πˆ 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍

Read More

ELECTRICAL WORKSHOP

Short Course Program ELECTRICAL WORKSHOP Waa course lagu qaadan doono: Barashadda korontada, sida laysaga ilaaliyo, loo Design gareeyo , cilad bixinta korontada iyo qalabkeeda. Waxay bilaabanaysaa 𝟐8-𝐣𝐚𝐧-𝟐𝟎𝟐𝟏 waxayna socon doontaa muddo afar isbuuc ah maalmaha khamiista iyo jimcaha gelinka danbe (Weekends). waxa ka faa’idaysan kara dhamaan bulshadda cid kasta oo danaynaysa barashadda xirfaddan ay ka […]

Read More

PHOTOSHOP: SHORT COURSE

Waxaa si habsami leh u bilaabatay course-da Designing-ka oo ku mudaysnayd 10-12-2020.  

Read More