WeCreativez WhatsApp Support
Our customer support team is here to answer your questions. Ask us anything!
Hi, how can I help?

Category: Announcements

Short Course – Infant and Young Children Feeding

Short Course – Infant and Young Children Feeding Citycot College Of Technology and Science – UOB starts on 18 March, 2021 Short course which is important to learn “Infant and Young Children Feeding – Quudinta Caruurta”. This course will last for three weeks on weekend days. This opportunity is open to anyone who is interested. […]

Read More

Bilowga Course-dii Electrical workshop

Allah mahaddii Waxaa bilaabatay Course-da Electrical workshop oo ku muddaysanayd maanta oo khamiis ah 28 Jan 2021 Waa course lagu baran doono: Cilmiga korontada, sida laysaga ilaaliyo, loo Design gareeyo , cilad bixinta korontada iyo qalabkeeda. Citycot College -UOB #BuildSkillsForTheFuture #ElectricalWorkshop

Read More

ENGLISH DIPLOMA COURSE

ENGLISH DIPLOMA COURSE Waa course lagu baran doono Luuqadda English-ka qaybaheeda kala duwan sida: Ku hadalkeeda, Qoristeeda iyo Akhirskeeda. Waxay bilaabanaysaa Feb-2021 waxayna socon doontaa saddex bilood. IS DIIWAN GELINTA WAXAY KA SOCOTA XARUNTAย Citycot College -UOBย WIXII FAAH FAAHIN AH KALA XIRIIR ๐Ÿ“žย 05 824724 / 0907682749 ๐Ÿ“žย 090 5108110 / 0907618845 ๐Š๐€ ๐…๐€๐€’๐ˆ๐ƒ๐€๐˜๐’๐ˆ ๐–๐€๐‚๐€๐

Read More

ELECTRICAL WORKSHOP

Short Course Program ELECTRICAL WORKSHOP Waa course lagu qaadan doono: Barashadda korontada, sida laysaga ilaaliyo, loo Design gareeyo , cilad bixinta korontada iyo qalabkeeda. Waxay bilaabanaysaa ๐Ÿ8-๐ฃ๐š๐ง-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ waxayna socon doontaa muddo afar isbuuc ah maalmaha khamiista iyo jimcaha gelinka danbe (Weekends). waxa ka faa’idaysan kara dhamaan bulshadda cid kasta oo danaynaysa barashadda xirfaddan ay ka […]

Read More

๐‚๐ข๐ฌ๐œ๐จ ๐‚๐ž๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐ž๐ ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ๐€๐ฌ๐ฌ๐จ๐œ๐ข๐š๐ญ๐ž (๐‚๐‚๐๐€) ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ.๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ ๐•๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐Ÿ.๐ŸŽ

COURSE OUTLINES: CCNA 200-301 V1.0 ๐‚๐ข๐ฌ๐œ๐จ ๐‚๐ž๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐ž๐ ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ๐€๐ฌ๐ฌ๐จ๐œ๐ข๐š๐ญ๐ž (๐‚๐‚๐๐€) ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ.๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ ๐•๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐Ÿ.๐ŸŽ Waa course lagu barandoono ๐‚๐ข๐ฌ๐œ๐จ ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ข๐ ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ. ๐“๐จ๐ฉ๐ข๐œ๐ฌ: ๐‚๐ข๐ฌ๐œ๐จ ๐‘๐จ๐ฎ๐ญ๐ข๐ง๐ , ๐’๐ฐ๐ข๐ญ๐œ๐ก๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐ญ๐ซ๐จ๐ฎ๐›๐ฅ๐ž๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ง๐ . Waxay bilaabanaysaa ๐Ÿ๐Ÿ-๐ฃ๐š๐ง-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ waxayna socon doontaa afar isbuuc ah. IS DIIWAN GELINTA WAXAY KA SOCOTA XARUNTA Citycot College -UOB WIXII FAAH FAAHIN AH KALA XIRIIR ๐Ÿ“žย 0907721829 / 0907682749 […]

Read More

Exam Results are arrived

WARGELIN . Dhammaan ardaydaย Citycot College -UOBย waxaa La shaaciyey natiijada Imtixaanka ee Semester-ka si aad u heshid booqo :ย https://www.citycot.comย ka dib dooro Exams Ka dib geli roll_Number kaaga iyo Mobile_kaaga . Wixii faahfaahih ah xafiiska imtixaanaadka Kala xiriir Mahdsanidiin

Read More

Career opportunities in IT

#OGAYSIISย #muhiim_ah Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ciddii danaynaysa inย Citycot College -UOBย lagu qaban doonoย #Workshopย ku saabsan fursadaha iyo faa’idooyinkaย #Technology-yadda casriga ah. kaas oo xoogga lagu saari doonoย #Network-ga,ย #Security,ย #Multimediaย ,ย #Programming-ka etc Workshop-kan waa midย #freeย ah ayna ka faa’idaysan karaan cid kasta oo danaynaysa. Goobtu waa Hoolkaย #CITYCOTย Dhismaha Al-Nakhiil oo ku yaal dhanka waqooyi ee Shirkadda Golis Telecom. Maalinta Khamiista ah oo bishu ku […]

Read More

Beginning of Jan, 2021 Intake

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ Waxa lagu war gelinaya dhamaan ardayda dhigataย Citycot College -UOBย iyo kuwa is diiwaan geliyeyba in casharada semester-ka cusub ay bilaaban doonaan hadii alle idmo 12 Jan 2021 Citycot College -UOB #Intake-Jan2021

Read More

Admission is now open: January, 2021 intake

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ Waxaa la ogaysiinaya dhamaan ardayda in ay bilaabatay isdiiwaan-gelinta qabashada ardayda cusub January intake-2021. ๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญa๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐šย Citycot College -UOBย a๐ฆ๐š ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ Whatsapp:090 5108110 05 824724 / 907721829 907682749 / 907618845 Bosaso Main Road Ex-Al-Nakhiil Building

Read More

2020, Sep Intakes Final Exam

Waxa saaka taariikhdu ay ku beegan tahay AXAD 27 Dec 2020 si toos ah u bilaamay exam-ka Finalka ee semester-ka 1aad eeย Citycot College -UOB #FinalExam #27Dec2020  

Read More